6 Qalad oo qofka noloshiisa ka galo!

 






1. Waxa uu aaminaa in guusha iyo dheefta aanu gaadhi karin ilaa uu dadka kale iska reebi ama meesha ka saaro.

2. Waxaa warwar ku abuura waxyaabo aanu waxba ka badali karin/ ama qalad aanu isagu sixi karin.

3. Waxa uu waqtiga ku lumiyaa u orodka yool aanu suurtagal ahayn inuu gaadho.

4. Waxa uu dhayalsadaa kobcinta iyo nadiifinta maanka.

5. Waxa uu dadka ku qasbaa in ay isagu la mid noqdaan.

6. Waxa uu ka madax adeygaa in uu dhinac iska dhigo, dookhyada macno darada ah.

Post a Comment

0 Comments