5 shey oo muhiim u ah caafimaadka jidhka iyo maskaxda

 


Qodobada hoos ku qorani waxa ay u fiican yihiin caafimaadka jidhka iyo maskaxda, waxa ay kor u qaadayaan awoodda uu jidhku u leeyahay, in uu iska caabiyo calaamadaha gabowga, isaga oo ilaashanaya muqaalka dhalinyarnimo.


1. Joogtaynta jimicsiga.


2. Hurdo kugu filan aad seexato.


3. Wanaaji cuntadaada: cuntooyinka u badan khudradda, badarka, kaluunka, subagga ama saliida aan caafimaadka dhibaatada u keeneyn iyo in la iska yareeyo cunista hilibka xoolaha iyo milixdu waxa ay u fiican yihiin caafimaadka jidhka, maskaxda iyo nafsadda, waxa aanay dhiirigeliyaan awoodda uu jidhku kaga hortegayo calaamadaha gabowga.


4. Jimicsiga maskaxda: in maskaxda aad u dirto hawlo ku qasbaya in ay shaqayso, sida furfurista hal xidhaalayaasha iyo barashada xirfadaha cusub.


5. Bulshada dhexgal: bulshada oo la dhexgalaa waxa ay xakameysaa xaaladaha nafsiga ah ee isku buuqa warwarku ka mid yihiin.


Post a Comment

0 Comments