10 talo oo ku anfacaya hadaad dhalinyaro tahay!



10 kaan talo wuu ku anfacayaa hadaad dhalinyaro tahay, keliya ku dadaal hadaad rabto inaad ka faa'ideysato.


1. Ka dhexbax macaasida.

2.Baro diintaada.

3. Ku xidhnaaw masaajida ama meelaha qeyrka ka socdo.

4. Noqo mid sareeya.

5. Xidhiidhi qaraabada.

6. Dooro saaxiib wanaagsan.

7. Dadka kale wanaaga gaadhsii.

8. Nidaami waqtigaaga oo habeey.

9. Dadka maalaa yacniga iska dhaaf.

10. Noqo mid xoogan.


Waa hubaal talooyinkani inay yihiin kuwo xul ah, kuwaas oo qofkasta oo dhalinyaro ah u baahan yahay, aqri oo sifiican u dhuux, horaa waxaa loo yiri: "qof wax ku siiya waad helaysaa, laakiin qof wax kuu sheegaa ma helaysid".

Sidaa daraadeed talooyinkaan ka faa'ideysta I.a.



Post a Comment

0 Comments